Madaxweyne Xasan sheekh oo la-taliye u magacaabay Prof. Juurile
Prof. Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juurile) ayaa loo magacaabay la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga. Qoraal ka soo… Sii akhri
Prof. Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juurile) ayaa loo magacaabay la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga. Qoraal ka soo… Sii akhri
Puntland ayaa ka laabatay go’aankeedii arrimaa shidaalka, waxayna taageertay heshiiska wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee kala saxiideen dowladda federaalka iyo shirkadda… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gawlgallo ay iska kaashadeen NISA iyo saaxiibadooda caalmiga ah oo dhacay 48 saac ee… Sii akhri
Kooxda Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday hotel Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah… Sii akhri
Magaalada Qardho waxaa caawa markale si kedis ah ugu soo rogmay daadad xoogan, ilaa saddex tog oo magaalada ku soo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa si wadajir ah goordhaweyd xariga uga… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomiyo, wafdi ka socda Itoobiya oo hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qeyb ka yihiin wasiiro iyo xildhibaano… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u habayn ku sameysay heshiiskii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee Wasiirkii hore Batroolka… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir. Guddoomiyaha Maxkamadda… Sii akhri