Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Wiilkii la magac baxay ‘Madaxweynaha TikTok’ oo Muqdisho lagu dhaawacay

Koox hubaysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhaawacay labo wiil oo mid yahay Bilaal Bulshaawi oo caan ka ah baraha… Sii akhri

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Jamaal Maxamed Xasan oo xil looga magacaabay IGAD

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Urur goboleedka IGAD ayaa wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay ergayga gaarka ah ee la qabsiga… Sii akhri

Qareen lagu dilay Muqdisho

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay qareen lagu magacaabo Maxamed Warsame, kaas oo ka soo muuqan jiray maxkamadda ciidamada qalabka… Sii akhri

Xuseen Macallin: 46 howlgal oo ka dhan ah Al-shabaab ayaa dhacay 100-kii maalmood

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

La-taliyaha amiga madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud ayaa sheegay in 46 howgal oo dhan ah Al-shabaab ayaa dowladdu qaaday 100-kii… Sii akhri

Rasaas dad ku dhaawacmay oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Laascaanood

Posted on September 2, 2022September 2, 2022 by Desk

Inta la xaqiijiyey afar qof ayaa ku dhaawacmay kaddib markii qaad-wadayaal isku rasaaseen gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood ee xarunta… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Posted on September 1, 2022September 1, 2022 by Desk

Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay… Sii akhri

Maxaa looga hadlay kulan ay maalmo ka hor qaateen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika?

Posted on September 1, 2022September 1, 2022 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 29 bishii tagtay ee Agoosto la kulmay taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen.… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo tacsi u diray Shariif Sheekh oo hooyadiis geeriyootay

Posted on September 1, 2022September 1, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed oo… Sii akhri

Ereteriya oo ku noqotay dagaalka gobolka Tigray

Posted on September 1, 2022September 1, 2022 by Desk

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ereteriya ayaa maanta weerar ku qaaday gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya, waxayna bartilmaameedsadeen ciidamada Tigreega, sida… Sii akhri

Senator Abwaan: Dowladda Xasan Sheekh ma haysato kalsoonida shacabka

Posted on September 1, 2022September 1, 2022 by Desk

Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan) oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay in dowladda Xasan Sheekh Maxamuud haysan kalsoonida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close