Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu sameeyay isku shaandheyn

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada.

Hoos ka akhriso liiska Golaha Wasiirada Galmudug ee la isku shaandheeyay.

1. Garaad Yuusuf Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda

2. Cabdullaahi Maxamed Yuusuf Kulmiye, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

3. Cabdullaahi Cabdiraxman Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Xanaaanada Xoolaha

4. Muxiyadiin Cabdullaahi Cismaan, Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

5. Abshir Cabdi Shiiqow, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska

6. Amaal Axmed Cabdulle, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta

7. Cabdinaasir C/llahi Cusmaan, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka

8. Cumar Maxamed Diiriye, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fedralka iyo Dib-u-heshiisiinta

9. Daahir Faarax Fiidow, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada

10. Farxiyo Cabdi Maxamed, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

11. Eng. Maxamed Cabdullaahi Maxamed, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha

12. Cali Baashi Axmed Cigaal, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudah

13. Cabdiraxiin Axmed Cigaal, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda bay’ada iyo Deegaanka

14. Axmed Maxamed Farax, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta

15. Shariif Cabdinuur Barre, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

16. Mahad Sh. Cali Cibaar, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

17. Maxamed Khaliif Salaad, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka

18. Khaalid Cabdi Yuusuf, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeenta

19. Cabdiraxmaan Maxamed Axmed Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga

20. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka

21. Xasan Cabdullaahi Maxamed, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa

22. Nuur Cali Cadow, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta

23. Xamdi Axmed Siciid, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka

24.Cabdinaasir Axmed Cilmi, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

25. Xuseen Xirsi Faarax, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska

26. Cabdirixiin Axmed Bariise, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta


PUNTLAND POST