Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo mamnuucday soo iibsiga hubka iyo gaadiidka ciidanka

Puntland ayaa mamnuucday in hub sharci darro ah lagu qaato ama lagu dhex wato magaalooyinka, iyada oo hay’adaha amniga iyo… Sii akhri

Posted on September 2, 2026September 2, 2026 by Desk

Puntland oo howlgal sababay dhimasho ku qaaday koox Burcad-badeedda

Posted on September 1, 2026September 1, 2026 by Desk

Hal qof ayaa ku dhintay howlgal ay maanta Puntland ku qaaday todobada nin oo ka tirsan kooxdii Burcad-badeedda ee lacagta… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxweynaha Serbia

Posted on September 1, 2026September 1, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Belgrade ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha dalka Serbia, … Sii akhri

Puntland oo soo saartay habraac la xiriira fasaxa mas’uuliyiinta heer degmo iyo heer gobol

Posted on September 1, 2026September 1, 2026 by Desk

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa fartay guddoomiye kasta oo degmo in uu fasaxiisa ogaysiiso guddoomiyaha gobolka ka hor inta aanu… Sii akhri

Wasiir Cali Xoosh oo mooshin laga keenay

Posted on September 1, 2026September 1, 2026 by Desk

Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay mooshin… Sii akhri

Booliska Puntland oo qabtay dad lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha iyo hub sharci-darro ah

Posted on September 1, 2026September 1, 2026 by Desk

Taliska Qaybta Booliska gobolka Bari ayaa sheegay in uu xalay magaalada Boosaaso ka fuliyay howlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday shabakad… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh uu ku gaaray dalka Serbia?

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade ee… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Deni iyo saraakiisha Maraykanka?

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Maraykanka ee… Sii akhri

Somaliland: Cirro oo ka jawaabay cabashadii bukaanada kelyaha

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqasho ku tegay qaybta sifaynta kelyaha ee isbitaalka guud ee Hargeysa, halkaas… Sii akhri

Madaxii sirdoonka urur Al-shabaab oo la dilay

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir (Ikhlaas), kaas ahaa madaxii guud ee sirdoonka Al-shabaab.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close