PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Video article Daawo: Khudbadii madaxwayne Gaas ka jeediyay maanta fadhiga Baarlamaanka Puntland

Share

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali ayaa khudbadiisa u badiyay waxyaabihii u qabsoomay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, isagoona sheegay in xukumadiisa qabatay shaqooyin badan oo muuqda.
https://www.youtube.com/watch?v=y9JdW2tOqUs
PUNTLAND POST

Leave a Reply