Ilmo Max’ed Cabdi Sooyaan iyo Hooyadood Diib Axmed SHiikh-Doon, oo kala jooga America, Somaliya, iyo Yurub waxay halkaan tacsi uga dirayaan iyagoo la qaybsanaya tiiraanyada ilmo Xasan Sooyaan oo Hooyadood Marxuumad Faadumo Macallin Daahir ay shalay ku geeriyootay magaallada Garowe ee xarunta Puntland, waxay kaloo tacsi taas la mid ah u dirayaan dhammaan qoyska reer Macallin Daahir iyo qaraabada kale ee marxuumadda, waxayna Allaah uga baryayaan in marxuumadda uu danbi dhaaf iyo naxariistiisii janno siiyo, Sabur iyo iimaanna ka siiyo ilmaheeda iyo dhammaan ehellada kale… Aammiin…
Tacsi: Allaah Naxariistiisii Jano ha siiyo Hooyo Fadumo Macallin Dahir (Aammiin)

3 comments
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.
اللهُـمِّ اغْفِـرْ لَهُ وَارْحَمْـه ، وَعافِهِ وَاعْفُ عَنْـه ، وَأَكْـرِمْ نُزُلَـه ، وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَه ، وَاغْسِلْـهُ بِالْمـاءِ وَالثَّـلْجِ وَالْبَـرَدْ ، وَنَقِّـهِ مِنَ الْخطـايا كَما نَـقّيْتَ الـثَّوْبُ الأَبْيَـضُ مِنَ الدَّنَـسْ ، وَأَبْـدِلْهُ داراً خَـيْراً مِنْ دارِه ، وَأَهْلاً خَـيْراً مِنْ أَهْلِـه ، وَزَوْجَـاً خَـيْراً مِنْ زَوْجِه ، وَأَدْخِـلْهُ الْجَـنَّة ، وَأَعِـذْهُ مِنْ عَذابِ القَـبْر وَعَذابِ النّـار
waxaan ilaahay uga baryayaa naxariis waarta iyo janno fardowsa illahow unaxariiso qabrigana uqabooji ayeeyo fadumo macalin daahir aamiin aamiin aamiin
aamiin
aaaaaaaaaaamiin yaa rabi