Golaha Baarlamaanka Puntland oo tacsi u diray ehelka mas’uuliyiintii iyo shacabkii wax ku noqday qaraxii Gaalkacyo

Garowe(Puntland Post): Qoraal ka soo baxay Xafiiska Gudoomiya Golaha wakiilada Puntland ayaa tacsi loogu diray mas’uuliyiintii iyo shacabkii wax ku noqday qaraxii Gaalkacyo saaka ka dhacay. Qoraalka ayaa u qornaa sidan hoose:
http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/03/tacsi.pdf