Garowe(Puntland Post) Guddiga xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal lagu magacaabay gudoomiyaasha gobalada ee xiriirka kubadda cagta.
Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Puntland Cabdishakuur Maxamed Yuusuf ayaa qoraalkan soo gaarsiiyay Puntland Post, dhinaca kale magacabista wakiilada xiriirka kubadda cagta ee gobaladda ayaa kusoo aadaysa xilli guddigan uu wado dadaalo kala duwan oo kor loogu qaado xirfada kubadda cagta Puntland.
halkan ka akhriso.




asc halkaan waxan ka salamay umada soomaaliyed melkasta ay jogan bunida iyo bafaheda asc waxan sharaf inoo tahay in ay puntland ay ka shqeysay xirirka kubada cagta ee puntland gar ahan
xaga dhalin yarada in ay soo jedatay o ay dib u habeyn ku sameyeysay sports runti aniga wan ku faraxsanahy in dawlada puntland ay ka sheyso sports wana soo dhaweyn o wana ku tageraya dawlada puntland waxa uga baryaa inay dhaliyada ka waciye kaliso sida qabilka iyo la dagalanka iyo sida tahribka iyo xaga amniga iyo xaga wadan nacebka iyo xaga rabshadoyinka iyo xaga arkikixiso iyo wixii la mid ah ee wabilaahi tawfiiq