Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Warbixin:- Cayaarta kama dambaysta koobka adduunka 2018

Maanta oo Axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta adduunka ayaa ku sii jeeda magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaas oo… Sii akhri

Posted on July 15, 2018July 15, 2018 by Liban Yusuf

Kurawaatiya oo markii ugu horeysay gaartay kama dambeynta koobka adduunka

Posted on July 12, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubbada cagta Kurawaatiya ayaa markii ugu horeysay taariikh gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri

Faransiiska oo gaaray kama dambeynta koobka adduunka 2018

Posted on July 11, 2018July 11, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubbada cagta dalka Faransiiska ayaa markii saddexaad taariikhda gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri

Dal Yurub ah oo ku guuleysan doona koobka adduunka 2018

Posted on July 7, 2018July 7, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa hubaal ah in dal kamid ah qaaradda Yurub uu ku guuleysan doono dhacdada ugu weyn kubbada cagta adduunka ee… Sii akhri

8 Xul qaran oo u soo baxay koobka adduunka

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii 16-ka ee koobka adduunka sanadkan ee ka socda dalka Russia, waxaana wareega xiga ee siddeed… Sii akhri

Brazil oo u soo baxday siddeed dhammaadka koobka adduunka

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubadda cagta dalka Brazil ayaa u soo baxay wareega siddeed dhammaadka (Quarter Finals) koobka adduunka ee sanadkan 2018-ka, kadib… Sii akhri

Faransiiska oo u soo baxay siddeed dhammaadka koobka adduunka

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubadda cagta dalka Faransiiska ayaa u soo baxay wareega siddeed dhammaadka (Quarter Finals) koobka adduunka ee sanadkan 2018-ka, kadib… Sii akhri

16 wadan oo u soo baxay wareega bug baxda koobka adduunka

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by Liban Yusuf

Dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka ee sanadka 2018 oo ka socota dalka Ruusha ayaa xalay lasoo gabagabeeyay waajigii hore… Sii akhri

Tababarihii kooxdii ku guuleysatay Koobkii Horyaalka Yurub oo shaqadii ka tagay

Posted on May 31, 2018May 31, 2018 by PP-Muqdisho

Madrid (PP) ─ Tababarihii kooxda Real Madrid oo ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub ayaa isaga tagay shaqadii, isagoo sheegay inuusan… Sii akhri

Real Madrid oo ku guuleysatay koobkii 13-aad ee kooxaha Yurub

Posted on May 27, 2018May 27, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay sanadkii 3-aad oo xiriir ah iyo markeedii 13-aad koobka UEFA Champions League-ga, kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close