Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

16 wadan oo u soo baxay wareega bug baxda koobka adduunka

Dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka ee sanadka 2018 oo ka socota dalka Ruusha ayaa xalay lasoo gabagabeeyay waajigii hore… Sii akhri

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by Liban Yusuf

Tababarihii kooxdii ku guuleysatay Koobkii Horyaalka Yurub oo shaqadii ka tagay

Posted on May 31, 2018May 31, 2018 by PP-Muqdisho

Madrid (PP) ─ Tababarihii kooxda Real Madrid oo ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub ayaa isaga tagay shaqadii, isagoo sheegay inuusan… Sii akhri

Real Madrid oo ku guuleysatay koobkii 13-aad ee kooxaha Yurub

Posted on May 27, 2018May 27, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay sanadkii 3-aad oo xiriir ah iyo markeedii 13-aad koobka UEFA Champions League-ga, kadib markii… Sii akhri

Warbixin: Tartan kooxeedka ugu weyn caalamka oo caawa soo xirmaya

Posted on May 26, 2018May 26, 2018 by Liban Yusuf

Indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta Dunida ayaa caawa ku sii jeeda magaalada Kiev ee xarunta Ukraine, halkaas oo lagu soo xirayo… Sii akhri

Arsenal oo tababare cusub yeelatay kaddib markii uu ka tagay Wenger

Posted on May 23, 2018May 23, 2018 by PP-Muqdisho

London (PP) ─ Kooxda Arsenal ayaa si rasmi ah u yeelatay tababare cusub, kaddib markii uu ka tagay tababarahoodii hore… Sii akhri

Atletico Madrid oo ku guuleysatay koobka labaad ee kooxaha Yurub

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan dalk Spain ayaa xalay ku guuleysatay koobka labaad ee kooxaha Yurub ee UEFA Europa… Sii akhri

Real Madrid oo sanadkii saddexaad oo xiriir ah u soo baxday ugu danbaynta koobka kooxaha Yurub

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Real Madrid ayaa gaartay sanadkii saddexaad oo xiriiir ah ugu danbaynta (final) tartanka horyaalada kooxaha Yururb ee Champions League-ga,… Sii akhri

Real Madrid oo guul ka gaartay Bayer Munich Afar dhammaadka tartanka kooxaha Yurub

Posted on April 26, 2018April 26, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Real Madrid ayaa caawa guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Bayer Munich oo ay marti ugu ahayd garoonkeed… Sii akhri

Liverpool oo guul ka gaartay Roma tartanka kooxaha Yurub iyo M. Salah oo wacdaro dhigay

Posted on April 25, 2018April 25, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Liverpool ayaa xalay guul weyn ka gaartay kooxda reer Talyaaani ee Roma oo marti u ahayd, kulan ka tirsanaa… Sii akhri

Afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub oo la Qori tuuray

Posted on April 13, 2018April 13, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta oo Jamce ah ka dhacay Qori tuurka isku Aadka Afar dhamaadka (Semi-finals) tartanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close