Hogaamiyaha Taalibaan oo amray in la sii daayi maxaabiista siyaasada u xiran
Hoggaaamiyaha Daalibaan, Hibatullaahi Akhundzada waxa uu amar ku bixiyey in la sii wada daayo dhamaan Siyaasiyiinta ku xiran Xabsiyada dalkaasi. Qoraal uu…
Open this website in Safari first.
Hoggaaamiyaha Daalibaan, Hibatullaahi Akhundzada waxa uu amar ku bixiyey in la sii wada daayo dhamaan Siyaasiyiinta ku xiran Xabsiyada dalkaasi. Qoraal uu…
Waxa dib u dhac ku yimid shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo maanta loo ballansanaa in uu ka qabsoomo…
Dowladda Imaaraatiga Carbeed, ayaa magangelyo siisay madaxweynihii baxsaday ee waddanka Afghanistan, Ashraf Ghani. War kooban oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda dowladda…
Qaramada Midoobay ayaa billowday inay Afghanistan ka bixiso ilaa 100 shaqaale caalami ah, si ay uga shaqeeyaan Kazakhstan, sida uu sheegay afahayeen…
Degaanka Ceel-Habred ee Gobolka Qoraxeey Ayaa waxa ku kulmay Taliayasha Ciidamada Layuu Boliska ee Dowlad degaanka Somalida Iyo Taliyaha Boliska Dagmada Gurceel…
Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxda Daacish ayaa caawa degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ku dilay Guddoomiyihii degmadaas Maxamed Axmed Muumin. Kooxda…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho…
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhowaaqday qorshe ay dib u dejin ugu samaynayso 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ka baxsanaya…
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco xukun dil toogasho ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland oo 5-tii bishii…
Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka. War ka soo baxay wasaaradda Waxbarashada Puntland,…