Jarmalka oo Diblumaasi sare u diray Qatar
Dowladda Jarmalka ayaa u dirtay diblomaasi sare Doha si uu wada hadallo ula yeesho Talibaan si xal loogu helo daad -gureynta caawiyayaasha…
Open this website in Safari first.
Dowladda Jarmalka ayaa u dirtay diblomaasi sare Doha si uu wada hadallo ula yeesho Talibaan si xal loogu helo daad -gureynta caawiyayaasha…
Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Jubaland iyo dagaallamayaasha Al-shabaab, ayaa ka dhacay degaanka nawaaxiga Baar-sanguuni, oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose.…
Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa diiday habraacii Doorashada Golaha Shacabka ee shalay baxay Guddiga doorashada heer Federaal. War-saxaafadeed…
Maraykanka, Uganda iyo Waqooyiga Mesedooniya ayaa sheegay inay qaabili doonaan Kumanaan Qaxooti ka soo baxsanayao Qalaalasaha ka taagan dalkooda. Milliteriga Maraykanka waxay…
Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah, ayaa ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta Atlantic, gaar ahaan meel ku dhow Xeebaha dalka Mauritania.…
Qarax maanta oo Talaado ahayd ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay guddoomiyihii deegaankaas Maxamed Abuukar Afrax. Qaraxa…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021. Guddigu wuxuu…
Since the outbreak of the conflict in Ethiopia’s Tigray Region, there have been reports on the possible use of drones by the ENDF, or…
Danjiraha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaawaday Sacuudiga ayaa warqadaha aqonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas Danjire Saalim…
Gabar dhallinyaro ah oo u dhalatay waddanka Shiinaha ayaa sheegtay in muddo sideed maalmood ah lagu hayey xabsi qarsoodi ah oo Shiinuhu…