Al-shabaab oo sheegtay in ay cagta mariyeen saldhigyadii ciidamada dowladda ee degaanka Sabiib
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay, in ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsadeen laba saldhig oo ku yaalla degaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellada Hoose.…
Open this website in Safari first.
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay, in ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsadeen laba saldhig oo ku yaalla degaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellada Hoose.…
Dhallinyarada ku nool Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa ugu halista badan saamaynta isbeddelka cimilada oo halis ku ah caafimaadka, waxbarashada, iyo…
Maamulka Somaliland ayaa caawa Hargeysa ku xiray Cabdi Jamaal Cismaan oo xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland. Cabdi Jamaal oo socdaal…
Kulankaan oo loo qabtay qeynaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo…
Wasaaraadda Maaliyadda Puntland ayaa maanta shirkadda Isxilqaan oo ay u xirnay qeyb kamid ah wadada Garowe iyo Gaalkacyo siisay lacag dhan $750.000.…
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu maalinta Sabtida…
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka cusub ee hay’adda UNHCR u soo magacowday Soomaaliya. Wakiilka hay’adda…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo…
Bannaan-bax xooggan oo ka dhan ah ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka dhacay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Dibad-baxan waxa…
Bannaan-bax xooggan oo ka dhan ah ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka dhacay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Dibad-baxan waxa…