PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Qalalaase ka taagan Koonfurta Gaalkacyo

Dabley hubaysan ayaa bartamaha Koonfurta Gaalkacyo ku dhacay Gaarigii Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug G/sare Qaasim Shiikhdoon. Wararku…

Warka

Wasiirkii Amniga Galmudug oo is casilay

Wasiirka Amniga Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in uu xilka iska casilay, kadib markii isaga iyo Madaxweyne Qoor Qoor isku fahmi-waayeen…