Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir caalami ah
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti uu hoggaaminaayo, ayaa ka qeyb-galay shirka dawladaha dhex-dhexaadka… Sii akhri
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti uu hoggaaminaayo, ayaa ka qeyb-galay shirka dawladaha dhex-dhexaadka… Sii akhri
Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa ka dalbaday Faransiiska I ay ixtiraam u muujiyaan dalkiisa kadib murankii dhex-maray labada wadan. Algeria… Sii akhri
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in uu go’aansaday in howlgalka AMISOM loo beddelo mid ay ku mideysan yihiin Midowga Afrika… Sii akhri
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa shaaciyay in ay wel-wel aad u weyn ka qabaan dib u dhaca doorashada iyo sidoo tafaraaruqa… Sii akhri
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka… Sii akhri
Xoogagga Ahlusunna ayaa saaka isaga baxay degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan halkaas oo kamid ahayd magaalooyinka ay qabsadeen.… Sii akhri
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug, oo ka gadoodsan mushahar la’aan, ayaa lagu qanciyay in ay ka baxaan kastamka Canshuuraha koonfurta… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland ayaa shir gudoomiyay shir looga hadlayay Amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Agaasimayashii wasaaradaha amniga gudaha iyo Wasaarada Qorsheynta, isagoo u… Sii akhri