Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Fiqi oo eedeyn u jeediyay Qoorqoor, taageerana u muujiyay Ahlusunna

Axmed Macallin Fiqi, wasiirkii hore ee amniga Galmudug ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor in uu abaabulayo dagaal ka… Sii akhri

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by Desk

Boqor Burhaan oo aan weli ka hadlin barakicintii Laascaanood ka dhacday

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by cph

Garoowe (Wararka PP) — Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka Beesha Daarood ayaa weli ka aamusan barakicintii maamulka Somaliland… Sii akhri

Wefdi ka socda Soomaaliya oo gaaray magaalada Hague

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa gaaray magaalada Hague ee waddanka Nederland.. Wefdiga ayaa ka… Sii akhri

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Weli ka Aamusan Barakicintii Laascaanood

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by cph

Laascaanood (PP News Desk) — Xubno ka mid ah guddigii uu saaray Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa isaga ku eedeeyay… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga Puntland oo Garoowe ka qabsoomay

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Shir ku saabsan dardar gelinta iyo xoojinta Ammaanka Puntland ayaa ka qabsoomay xarunta ay Caasimadda Garoowe ku leedahay wasaaradda Amniga… Sii akhri

Togga Ceeldaahir oo xannibay isu-socodka gaadiidka Gobollada Puntland

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay Gobolka Bari ayaa mowjado daad ah ku rogay togga Ceeldaahir taas oo gebi… Sii akhri

Booliiska Nigeria oo soo badbaadiyay 187 ruux oo carruur ku jirto

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Booliiska waddanka Nigeria ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen in ka badan 180 qof oo af-duub loogu haystay waqooyiga dalkaas.… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay xiisadda Galmudug iyo Ahlusunna?

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Waan-waan kale oo xalay la isu dayay in lagu dhex-dhexaadiyo hoggaanka Galmudug iyo Ahlusunna, ayaa fashil ku dhammaatay, sida ay… Sii akhri

Qarax xooggan oo ka dhacay Kismaayo

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Qarax xooggan ayaa saaka laga maqlay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland.  Qiiq iyo uuro ayaa sidoo kale laga… Sii akhri

Ra’iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay

Posted on October 10, 2021October 10, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaarihi dalka Austria Sebastian Kurz ayaa xilka iska casilay kadib eedeymo musuqmaasuq oo loo jeediyey dartood. Mr. Kurz oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close