Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Malayshiya-beeleed xoog ku qabsaday dekeda Hobyo

Malayshiya-beeleed hubaysan ayaa xoog kula wareegay dekedda magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug kadib markii lagu murmay badeecado ganacsi oo laga… Sii akhri

Posted on October 13, 2021October 13, 2021 by News Office

Maraykanka oo baaq u jeediyay kuuriyada Waqooyi

Posted on October 13, 2021October 13, 2021 by News Office

Dowladda Mareykan ayaa ugu baaqday Kuuriyada Waqooyi inay ka waantowdo ficillada sii kordhaya ee meesha ka saari karo wadahadalada iyo… Sii akhri

Boosaaso: Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo kulan gaar ah la yeeshay Saraakiisha Booliiska

Posted on October 13, 2021October 13, 2021 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Xafiskiisa Ku Qaabilay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay xukunka kiiska badda iyo caqabadihii ku xeernaa

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama-danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka hadli doona xukunka kiiska badda

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda jeedin doona khudbad uu kaga hadli doono xukunka Maxkamada… Sii akhri

Maxkamadda ICJ oo Soomaaliya u xukmisay dacwaddii badda

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo… Sii akhri

Maamulka Gobolka Bari oo kulan gaar ah la yeeshay hay’adaha Caalamiga ah

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay hay’addaha caalamigga ah ee ka howl-gala… Sii akhri

Axmed Karaash oo qaabilay wasiiro ka socda Koonfur Galbeed

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Koonfur Galbeed kuwaasi oo… Sii akhri

Ardayda Puntland oo si weyn u xustay maalinta Calanka

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by Desk

Ardayda Soomaaliyeed ee reer Puntland ayaa maanta si weyn u xusay maalinta calanka 12-ka Oktoobar oo ku beegan maanta oo… Sii akhri

Ciidamada Galmudug iyo kuwa Federaalka oo Ahlusuna kala wareegay Ceeldheere

Posted on October 12, 2021October 12, 2021 by News Office

Xoogagga Ahlusunna ayaa isaga baxay degaanka Ceeldheere oo u dhexeeya magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb. Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close