Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland. Kulanka oo ay ka qeybgaleen… Sii akhri

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by Desk

Madaxweyne Deni oo maanta lagu wado in uu magacaabo Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Sabti ahTaliye cusub u magacaabo Ciidanka Madaxtooyada Puntland. Taliyihii… Sii akhri

Maraakiibtii u horraysay oo dhowaan si toos ah ugu xiranaya dekedda Garacad

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Maraakiibtii u horraysay ayaa dhammaadka bishaan November la sugayaa in ay ku soo xirtaan dekedda Garacad oo meel geba-gaba maraysa.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Ex. madaxweyne Sheikh Shariif

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo ay… Sii akhri

Doorashada Labada kursi ee u dambeeyay Aqalka sare oo maanta Galmudug ka dhacaysa

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

 Doorashada Laba kursi oo ka harsan xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Galmudug ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb.… Sii akhri

Ethiopia: Salvaging a failing state

Posted on November 12, 2021November 12, 2021

Prime Minister Abiy Ahmed has lost the war; the time has come for a ceasefire to negotiate the country’s future.… Sii akhri

Madaxda Garsoorka Soomaaliya iyo Ruwanda oo kulamo yeeshay

Posted on November 12, 2021November 12, 2021 by News Office

Godoomiyaha Maxkamadda sare iyo  Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka oo Ku sugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeeshay madaxda hay’addaha… Sii akhri

Myanmar oo xukun ku ridday suxufi Maraykan ah

Posted on November 12, 2021November 12, 2021 by News Office

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u… Sii akhri

Taalibaan oo xabsiga dhigtay xubna ka tirsan Daacish

Posted on November 12, 2021November 12, 2021 by News Office

Taalibaan ayaa sheegtay in ay xakamaysay halista kooxda Daacish ku haysay dalka Afghanistan. Afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa shir jaraa’id… Sii akhri

Iska hor-imaadyo ciidamada Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray buuraleyda Af-Urur

Posted on November 11, 2021November 11, 2021 by News Office

Rasaas xooggan ayaa saacado ka hor laga maqlay buuraha dhanka waqooyi kaga beegan tuulada Af- Urur oo ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close