Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ay dileen Xuutiyiin badan

Isbaheysiga taageera ciidamada dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu… Sii akhri

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Jadwalka sagaal kursi oo kamid ah doorashda Golaha shacabka oo la shaaciyay

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Guddiga Maamulka doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay doorashada 9 kursi oo la qabanayo maalmaha soo socda. PUNTLAND… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay gaari khamri sida iyo raggii watay

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa bartamaha magaalada ku qabtay gaari maarked ah oo khamri sida iyo laba nin oo watay. Saraakiisha… Sii akhri

jawaari oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga faafiyay xaaladdiisa Caafimaad

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga faafiyay oo ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray Arrimaha doorashooyinka dalka

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay bariga Burco

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Shilkaas oo dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degaanka Beer oo dhanka Bari ka xiga magaalada… Sii akhri

DOWLADNIMADA SHAARI-SHAARIDA AH EE MAAMULKA SOMALILAND

Posted on November 13, 2021November 13, 2021

Shaari-shaari waa erey aad looga isticmaalo waqooyiga Soomaaliya; wuxuu u dhigmaa geddisley. Isku-dhex milanka siyaasadda iyo ganacsiga maamulka Somaliland, oo ay… Sii akhri

Guddiga sare ee warbaahinta Puntland oo maanta shaqa bilaabay

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo maanta shaqo billaabay. Madaxweynaha ayaa u… Sii akhri

Galmudug oo dhammaystirtay doorashadii Aqalka sare

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta qabtay doorashada laba xubnood oo ka harsanaa xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka dalka Doorasho… Sii akhri

Guriceel: Carruur ku geeriyootay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close