Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mas’uuliyiinta Puntland oo lagu amray in ay baaritaan dhimirka ah ku sameeyaan Ilaaladooda

Mas’uuliyiinta kala duwan ee Puntland ayaa amar lagu siiyay in ay baaritaan dhanka dhimirka ah mariyaan dhammaan ilaaladooda khaaska ah… Sii akhri

Posted on November 15, 2021November 15, 2021 by News Office

Axmed Madoobe oo soo gaaray Garowe

Posted on November 15, 2021November 15, 2021 by cph

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe, waxaana garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ku… Sii akhri

Xeerkii lagu mamnuucay gudniinka gabdhaha oo diidmo adag kala kulmaya Baarlamanka Puntland

Posted on November 15, 2021November 15, 2021 by News Office

Aqlabiyadda mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa diiddan xeerkii muranka xooggan dhaliyay ee lagu mamnuucay gudniinka gabdhaha. Xildhibaanno badan ayaa sida wararku… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo maanta Garoowe imaanaya

Posted on November 15, 2021November 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta safar aan la sii shaacin ku imaanaya caasimadda Puntland ee Garoowe.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

Posted on November 15, 2021November 15, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa kormeer ku… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo ka hortimid baaq ka soo baxay Faransiiska

Posted on November 15, 2021November 15, 2021 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa ku gacan sayrtay baaq ka yimid madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo ahaa in dhammaan quwadaha shisheeye ay… Sii akhri

Muxuu yahay howlgalka berri ka bilaabanaya Garowe?

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by Desk

Puntland ayaa berri oo Isniin ah bilaabaysa dhaqangelinta siyaasad lagu tayaynayo amniga caasimadda Garowe, taas oo ay horay u ansaxiyeen… Sii akhri

A Brutal War Waged By a Nobel Peace Prize Laureate

Posted on November 14, 2021November 14, 2021

In 2019, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed was awarded the Nobel Peace Prize. Now, he is waging a vicious war… Sii akhri

Mid ka mid ah isimada ugu caansan Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by Desk

Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo ka mid ah isimada ugu caansan Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka beddelka Xeerka Khamriga iyo Xashiishka

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dowladda  Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close