Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Galmudug oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay arrimaha doorashooyinka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa wada-hadallo dhanka Khadka Internetka ee Aalada Zoomka waxaa uu… Sii akhri

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by News Office

Fahad, Farey iyo Kulane oo laga beri-yeelay kiiska Ikraan Tahliil

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by Desk

Guddiga baarista kiiska Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in aysan hayn haba yaraatee wax caddayn ah oo muujinaya in sarkaalad… Sii akhri

Puntland oo dil ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab oo dagaal lagu qabtay

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta  xukuntay laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxamuud Cabdiraxiin Cabdulqaadir iyo… Sii akhri

In ka badan 70 Tahriibayaal oo ku dhintay Xeebaha Liibiya

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Hay’adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay in 75 tahriibayaal ah ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka ee… Sii akhri

Marxuum Cabdicasiis Afrika oo Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo ku… Sii akhri

Africans’ favorable view of China comes with one small caveat

Posted on November 21, 2021November 21, 2021

When it comes to discussions on China-Africa relations, debt is a common theme, with many saying Africa is overburdened by… Sii akhri

Puntland oo dib u dejin u samaysay dadkii Somaliland soo barakicisay

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa dib u dejin rasmiya u samaysay dadkii Somaliland ka soo saaftay Laascaanood. Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo… Sii akhri

Dowladda Canada oo muwaadiniinteeda ugu baaqday in ay degdeg uga baxaan Itoobiya

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Dowladda Canada ayaa ugu baaqday dhammaan muwaadiniinta u dhashay in ay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya. Waaxda Socdaalka… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday Dhoobley

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay saqdii dhexe ka dhacay gudaha… Sii akhri

Agaasimihii Radio Muqdisho oo qarax lagu dilay

Posted on November 20, 2021November 20, 2021 by Desk

Agaasimihii Radio Muqdisho weriye Cabdicasiis Maxamed Guuleed (Afrika) ayaa goordhaweyd u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray qarax ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close