Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faahfaahinta dab ka kacay xaafadda Barakacayaasha Garoowe

Dab ayaa xalay qabsaday qayba kamid ah xaafadda Barakacayaasha Washington ku taalla dhanka bari ee caasimadda Garoowe. Dabka ayaa qabsaday… Sii akhri

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Soomaaliya oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah oo bani’aadanimo

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku dhawaaqay in dalku galay xaalad degdeg ah oo bani’aadanimo,… Sii akhri

Duufaan laga cabsi qabo in ay ku dhufato gobolo ka tirsan Puntland

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by Desk

Duufaan cusub ayaa laga cabsi qabaa in ay 24 saac ee soo socda ku dhufato qeybo ka mid ah gobolada… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo xustay maalinta Fara-xalka Adduunka

Posted on November 23, 2021November 24, 2021 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay xuska maalinta Fara-xalka Adduunka kaas oo ardayda iskoollada lagu wacyi-gelinayay in ay… Sii akhri

Somaliland oo dhaqdhaqaaq ciidan iyo xiisad dagaal ka wadda Gobolka Sanaag

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Yubbe oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta halkaas ka wadaan… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Garoowe

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by News Office

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay laba kalena dhaawacyo culus baa ka soo gaaray shil haatan ka dhacay magaalada… Sii akhri

Shan kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu doortay

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by News Office

Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi Somaliland ayaa maanta lagu doortay Muqdisho. Maxamed Cabdi Maareeye ayaa markii… Sii akhri

Doorashada Golaha Shacabka oo berri ka bilaabmaysa Galmudug

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by News Office

Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa Maanta shaaciyay in Maalinta Berito ah lagu qaban doono Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug doorashada… Sii akhri

Al-shabaab oo la wareegay duleedka magaalada Baydhabo

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by News Office

Dagaallamayaal ka tirsan Xoogagga Al-shabaab ayaa dagaal kula wareegay degaanka Daynuunaay oo ka tirsan degmada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur… Sii akhri

Lix kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

Posted on November 23, 2021November 23, 2021 by News Office

Lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi, ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Muqdisho. Af-hayeenka Guddiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close