Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo la wareegay saldhiga Sugurre kadib markii ay ka baxeen PSF

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka ayaa xalay la wareegay saldhiga weyn ee Sugurre kadib… Sii akhri

Posted on November 25, 2021November 25, 2021 by News Office

Puntland: Agaasimaha PSF oo ka horyimid xilka qaadistii lagu sameeyay

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Agaasimaha guud ee hay’adda PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa ka horyimid xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland… Sii akhri

Yaa ku soo baxay doorashadii Golaha Shacabka ee Muqdisho iyo Dhuusamareeb?

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by Desk

Saddex kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu kala doortay magaalooyin Muqdisho iyo Dhuusamareeb. Doorasho… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo qabatay kulan wacyi-gelin oo muhiim ah

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Wasaarada waxbarshada iyo tacliinta sare ayaa maanta ku qabtay iskuulka hoose dhexe ee salaama primary school ee gobolka Mudug Xuska… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hay’adda PSF

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hay’adda PSF Gen. Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) sida ku… Sii akhri

Maxay Isku Hayaan Cabdiweli Gaas iyo Mustafe Cagjar?

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by cph

Jigjiga (Wararka PP) — Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Cabdiweli Gaas) ayaa ka gilgishay eedeyn kulul oo… Sii akhri

Madaxwene Deni oo magacaabay Taliye ku xigeenno cusub

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan… Sii akhri

Guddoomiye ku xigeen cusub oo loo magacaabay Gobolka Bari

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee November 24, 2021 kuna saabsan… Sii akhri

Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaantay duufaan ay ka digtay dowladda Soomaaliya

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku… Sii akhri

Doorashada Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo goor dhow ka bilaabanaysa Dhuusamareeb

Posted on November 24, 2021November 24, 2021 by News Office

Waxaa goordhaw lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay ka bilaabato doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Xildhibaanada deegaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close