Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Doorashada kursiga Jawaari oo la hakiyay iyo Mursal oo dib loo doortay

Guddiga doorashooyinka heer federaalka ayaa maanta hakiyay doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP#103 oo uu ku fadhiyay Pro. Maxamed Cismaan Jawaari.… Sii akhri

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by Desk

DFS oo $1 milyan u qoondeysay gurmadka abaaraha

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in xukuumaddiisu ay $1 milyan oo hordhac ah u… Sii akhri

Hay’adda PSF oo war ka soo saartay xiisadda Boosaaso

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Hay’adda PSF ayaa shaacisay in aysan awaamiirta dhanka Amniga ka qaadan doonin ciddii shalay la shaqaynaysay Cadowga inkastoo aysan sheegin… Sii akhri

Maxa saaka looga hadlaya Fadhiga Baarlamanka Puntland?

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya Fadhiga 13-aad ee Kal-fadhigooda 49-aad, kaas oo looga doodayo wax-ka beddelka xeerka… Sii akhri

Beeldaaje Ismaaciil oo shir deg deg ah isu’gu yeeray Hogaanka Dhaqanka Gobolka Bari

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa maanta shir deg deg ah oo ku saabsan Amniga Boosaaso isu’gu yeeray Hoggaanka Dhaqanka iyo… Sii akhri

Mas’uuliyiinta sare ee dalalka NATO oo kulan gaar ah yeelan doona

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Wasiirada arrimaha dibadda ee NATO ayaa ka wada hadli doona arrimaha ammaanka, oo ay ku jiraan dhismaha ciidamada Ruushka ee… Sii akhri

Doorashooyin ka dhacaya Dhuusamareeb iyo Baydhabo

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee degaan doorashadiisa tahay Galmudug ayaa Maanta oo sabti ah ka… Sii akhri

Xarigga Weriyaasha Puntland!!

Posted on November 26, 2021November 26, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa Caawa xabsiga dhigtay suxufi Maxamuud Cabdirisaaq Fantaastik oo kamid ah weriyaasha ka hawlgala magaalada Qardho. Maxamuud… Sii akhri

The warning signs are there for genocide in Ethiopia – the world must act to prevent it

Posted on November 26, 2021November 27, 2021

The country has been scarred by violence on all sides, but there may be much worse to come as Tigrayan… Sii akhri

Hay’adda PSF oo ku celisay in aysan aqoonsanayn Xilka qaadistii uu sameeyay Madaxweyne Deni

Posted on November 26, 2021November 26, 2021 by News Office

Hay’adda PSF ayaa maanta mar kale ku celisay in aysan aqoonsanayn xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close