Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Briton released from death row accused of inciting genocide in Ethiopia

Andy Tsege was freed after pleas from Philip Hammond and Jeremy Corbyn and has recently been urging soldiers to resort… Sii akhri

Posted on November 28, 2021November 28, 2021

Maxay ka wadahadleen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta?

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by Desk

Ra’iisul Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, kaas oo looga hadlay… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in hay’adda PSF laba garab u kala jabtay

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Puntland ahna duqa degmada Boosaaso Cabdiqani Axmed Ismaaciil (Deera-dile) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada… Sii akhri

Odayaal ka hadlay xubin ka tirsan urur siyaasadeedka Mideeye oo Garoowe ku xiran

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Qaar kamid ah Odayaasha degmada Dangoroyo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa ka hadlay Xariga Cabdiraxmaan Axmed Siciid oo lagu… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay xaaladda Boosaaso?

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Is-marin-waaga ka dhashay xilka qaadistii Agaasimaha PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa weli ka taagan Boosaaso. Labada dhinac ee muranka u… Sii akhri

Gen. Tuuryare oo sheegay in ay Muqdisho ka wadaan abaabul ciidan oo lagu hor istaagayo doorashada

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Taliyii hore ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Soomaaliya ee NISA Gen. Cabdiraxmaan Tuuryare, oo wareysi siiyay idaacadda Kulmiye ee… Sii akhri

Markabkii u horreeyay oo lagu wado in uu maanta soo gaaro dekedda Garacad

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Dekedda Garacad ayaa lagu wadaa in uu maanta ku soo xirto markabkii u horreeyay oo sida Qalabkii dhammaystirka dhismaha dekeddaas.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabis sameeyay

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka u magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere).… Sii akhri

Boqor Burhaan oo ka horyimid in Awood Ciidan lagu muquuniyo PSF

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka horyimid in dowladdu Awood Ciidan ku… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo soo gaaray Garowe

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by Desk

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaan garoonka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close