Puntland oo guddi u magacowday Nabadaynta Saax-maygaag
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta…
Open this website in Safari first.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta…
Kulamo ku saabsan xal u helidda arrinta PSF iyo xukuumadda ayaa weli ka socda magaalada Boosaaso. Qaar kamid ah Isimada Puntland iyo…
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas lagu qabtay shabakad isku xiran, oo ka ganacsaneysay tahriibinta dhalinyarada. Laamaha Amniga Puntland…
Golaha Wada-tashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa weli isku…
Garoowe (Wararka PP) — Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax wuxuu eed dusha ka saaray koox aad ugu dhow madaxweynaha…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaano ayaa amray in aan qasnadda dowladda laga bixin karin lacagtii 2018 laga qabtay Imaaraadka. Madaxweyne…
Puntland ayaa soo dhaweysay raalligelinta uu Ra’iisul Wasaare Rooble maanta siiyay dowladda Imaaraadka, taas oo la xiriirta lacag 2018 looga qabtay garoonka…
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta kulan la qaatay Maxamed Axmed Cismaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u qaabilsan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta sheegay in uu dowladda Imaaraadka ka raalli-galiyo lacag bishii April 2018 looga…
Laamaha Amniga iyo Garsoorka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay olyo sonkoraysan oo malab ahaan looga iibinayay bulshada Gaalkacyo. Mas’uuliyiinta dowladda…