Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siciid Deni iyo James Swan oo kulan gaar ah yeeshay

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Muqdisho, ayaa halkaas kulan gaar ah kula yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay… Sii akhri

Posted on December 31, 2021December 31, 2021 by News Office

Axmed Madoobe iyo James Swan oo ka wada-hadlay Doorashada Soomaaliya

Posted on December 31, 2021December 31, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan. War Qoraal ah oo… Sii akhri

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlay Xiisadda Ukraine

Posted on December 31, 2021December 31, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa khadka isgaarsiinta ee taleefanka ku yeeshay wadahadal socday qadar saacad ah,kaas oo looga hadlay xiisadda… Sii akhri

Next Africa: Vaccines, war and oil

Posted on December 31, 2021December 31, 2021

The trajectory of the Covid-19 pandemic in 2022 might depend on the ability of rich nations to make vaccines available to sub-Saharan… Sii akhri

Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Baladweyne

Posted on December 31, 2021December 31, 2021 by News Office

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal xoogan oo xalay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku… Sii akhri

Maamulka Somaliland oo ku Wareersan Isu-dheellitirka awoodaha laba beelood oo Sool deggan

Posted on December 30, 2021December 30, 2021 by cph

Laascaanood (Wararka PP) — Maamulka Somaliland ayaa madax-adayg kala kulmay miliishiyo beeleed uu hoggaamiyo Mahad Cambaashe kaddib markii uu horjooguhu… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo ka degay Muqdisho

Posted on December 30, 2021December 30, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa galabta gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland,… Sii akhri

Amiin Xaaji Khayr: Tuutihii Ciidanka PSF wuxuu galay gacanta Cadowga

Posted on December 30, 2021December 30, 2021 by News Office

Agaasimaha magacaaban ee Hay’adda PSF S/Guuto, Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr ayaa markii u horraysay sheegay in uu Tuutaha ka beddelay… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo maanta ku wajahan Muqdisho

Posted on December 30, 2021December 30, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Muqdisho. Madaxweyne Siciid Deni, ayaa Muqdisho kaga… Sii akhri

Al-shabaab oo saaka mudda kooban qabsaday magaalada Balcad

Posted on December 30, 2021December 30, 2021 by News Office

Dagaallamayaal ka tirsan Xoogagga Al-shabaab ayaa saaka mudda kooban qabsaday magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe. Al-shabaab oo subaxnimadii hore… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close