Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiirka Amniga oo sharaxaad ka bixiyay amar uu dul-dhigay NISA

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyay amar uu bixiyay oo ahaa in la… Sii akhri

Posted on January 2, 2022January 2, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi baaris

Posted on January 2, 2022January 2, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya dhacdadii 27 December ee… Sii akhri

Qaddarin La’aanta uu Rooble u Muujiyay Madaxweynaha Waa Ku Dhaawac Qarannimada Soomaaliya

Posted on January 1, 2022January 1, 2022

Sanadkii hore markii Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo sheegay inuu mar isku dayay inuu xafiis metela Jubaland ka furo… Sii akhri

Garoowe Sidan Ha Loo Dhaamo – Faallo

Posted on January 1, 2022January 1, 2022

Waxa ka dhacay xafiiska Golis ee Garoowe maanta waa fal dhaawac u geystay magaca caasimadda maamul goboleedka Puntland. Koox dabley… Sii akhri

Maxaa ka dhacay xarunta shirkadda Golis ee caasimadda Garoowe?

Posted on January 1, 2022January 1, 2022 by News Office

Xarunta weyn ee Shirkadda Golis ku leedahay Caasimadda Garoowe waxa saaka laga maqlay Raasaas dhexmartay Ciidanka Booliiska iyo dabley hubaysan.… Sii akhri

Tony Blair oo la waranleeyey

Posted on January 1, 2022January 1, 2022 by cph

London (Wararka PP) — Ra’iisal Wasaarihii hore ee Biritayn Tony Blair ayay boqorad Elizabeth waranleysay sanadka cusub. Waxaa kale oo… Sii akhri

Dhacdooyinkii ugu weynaa Soomaaliya 2021

Posted on January 1, 2022January 1, 2022 by Desk

Marka uu sanad dhammaado, waxaan dib u milicsanaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa 12-kii bilood ee la soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni Wuu Isu Soo Dhoweyn Karaa Madaxda Federaalka

Posted on January 1, 2022January 1, 2022 by cph

Muqdisho (Faallo PP) — Madaxweynaha Mamulka Puntland wuxuu dhowan Baydhaba ka sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dawlad shaqaynaysa… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo shaacisay Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka

Posted on January 1, 2022January 1, 2022 by News Office

Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacabka.… Sii akhri

Siciid Deni iyo James Swan oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on December 31, 2021December 31, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Muqdisho, ayaa halkaas kulan gaar ah kula yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close