Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo Farmaajo ku boorriyay in uu taageero Rooble

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay Madaxweyne Farmaajo kala hadashay khilaafka u dhexeeya isaga iyo Ra’iisul wasaare Rooble. War ka… Sii akhri

Posted on December 30, 2021December 30, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro, wasiir ku xigeenno iyo wasiiru-dowle

Posted on December 29, 2021December 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah magacaabay wasiiro, wasiir ku xigeenno iyo wasiru-dowle cusub. Axmed Yuusuf… Sii akhri

Faroole, Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo maanta ku wajahan Boosaaso

Posted on December 29, 2021December 29, 2021 by News Office

Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo uu weheliyo Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya… Sii akhri

Hay’adda NISA oo warbixin ka soo saartay xaaladda Mukhtaar Roobow

Posted on December 29, 2021December 29, 2021 by News Office

Taliska hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ka soo jawaabay warbixin uu ka dalbaday Wasiirka Amniga ee ku… Sii akhri

Maraykanka iyo Kenya oo ka wada-hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya

Posted on December 29, 2021December 29, 2021 by News Office

Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka wada hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Rooble Waa Inuu Taariikhda Dib U Eego

Posted on December 28, 2021December 28, 2021

Sida muuqata Maxamed Xuseen Rooble wuxuu doortay inuu doorashada ugu shubo Midowga Murrashixiinta oo ay hayb beeleed wadaagaan. Waa sababta… Sii akhri

Lix xildhibaan oo lagu doortay Kismaayo

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by Desk

Lix (6) xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana mudaneyaasha la… Sii akhri

Laba Wasiir oo Ka Horyimid Dalabka Wasiirka Amniga

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by Desk

Labo wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka horyimid qoraalka ka soo baxay Wasiirka Amniga ee la xiriira xariga… Sii akhri

Is Britain’s Position on the Arms Embargo on Somalia right?

Posted on December 28, 2021January 2, 2022

Britain opposes lifting of the arms embargo on Somalia. Nearly one month ago the British government advised its citizen not… Sii akhri

Yaa ku tartamaya Doorashada ka bilaabatay magaalada Kismaayo?

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by News Office

Doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close