Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudoomiyihii Guddiga Doorashada heer Galmudug oo xilka laga qaaday

Guddoomoyihii Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug ayaa maanta xilka qaadis lagu sameeyay. Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug ayaa sheegay in… Sii akhri

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni oo Muqdisho kula kulmay Danjiraha Qatar iyo Safiiro kale

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Safiirada ku sugan Muqdisho. Madaxweyne Siciid Deni… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by News Office

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda gaar… Sii akhri

SOUTHERN SOMALIA: ONE IN TWO YOUNG CHILDREN LEFT UNDERSIZED BY CHRONIC MALNUTRITION

Posted on January 12, 2022January 12, 2022

Nearly half of children under five in the Baidoa district of southern Somalia are suffering from chronic malnutrition, impeding their… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo Maanta ku wajahan Garoowe

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu Maanta oo Arbaco ah dib ugu laabto Caasimadda Garoowe. Madaxweyne… Sii akhri

Maraykanka oo Soomaaliya ugu hanjabay cuna-qabatayn hadii ay mar kale dib u dhacdo Doorashada

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by News Office

Dowlada Maraykanka ayaa walaac ka muujisay walaaca dib u dhac mar kale ku yimaado Doorashooyinka Soomaaliya. War ka soo baxay… Sii akhri

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xirnaa Liibiya ayaa dalka dib loogu soo celiyay

Posted on January 12, 2022January 12, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saaka dalka dib ugu soo celisay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xirnaa waddanka Liibiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda… Sii akhri

Qaar kamid ah Isimada Puntland oo go’aamiyay in Maxamuud Cismaan Diyaano loo daayo Hay’adda PSF

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Shan kamid ah Isimada Dhaqanka Puntland, ayaa Caawa go’aanno ka soo saaray xallinta murankii u dhexeeyay dowladda iyo PSF. Qoraal… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.… Sii akhri

War-saxaafadeed: Beesha Caalamka oo soo dhoweeyay Is-fagaradkii ka soo baxay Shirkii Muqdisho

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close