Akhriso: Dhammaan magacyada dadka ku soo baxaya kuraasta Boosaaso iyo malxiisyadooda

Doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Boosaaso taal ayaa lagu wadaa in la qabto Sabtida iyo Axadda Todobaadkan.

Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay magacyada dadka loo saadaalinayo in ay ku soo baxaan doorashada iyo malxiisyada weheliya.

Malxiisyada qaarkood ayaa lagu wadaa in ay tanaasulaan ka hor doorashada si hawsha loo fududeeyo.

Halkaan ka akhriso magacyada

PUNTLAND POST