Gaadiidleyda Garoowe oo ka cabanaya qiima koror ku yimid shidaalka
Gaadiidleyda ku dhaqan caasimadda Garoowe ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka. Sicirka shidaalka ayaa maalmo kooban gudahood qiima…
Open this website in Safari first.
Gaadiidleyda ku dhaqan caasimadda Garoowe ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka. Sicirka shidaalka ayaa maalmo kooban gudahood qiima…
Sheekh Mustafe Ismaaciil, oo muddo ku soo jiray fidinta diinta Islaamka, ayaa si qoto-dheer uga hadlay aqoonta badatay iyo dadnimo-wanaagga yaraaday. Sheekhu…
Muqdisho (Wararka PP) — Ismaaciil Axmed, asaasaha shirkadda xawilaadda caalamiga ah Worldremit, ayaa farriin ka helay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan qaxootiga…
Guddiga hirgelinta doorashada heer Puntland ayaa laga sugaya in ay shaaciyaan doorashada lixdii kursi ee u dambaysay golaha shacabka. Doorashada lixdaas kursi…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka. Qoraal kasoo baxay…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer dowlad Goboleed ee Maamulka HirShabeelle ayaa lagu wadaa in ay maanta Beledweyne ku qabtaan dorashada saddex…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa hakiyay saddex kursi oo doorashadooda beri lagu qaban lahaa Beledweyne. Qoraal ka soo baxay Guddiga Hirgelinta…
Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in Ciidamada Ruushku ay maanta qabsadeen wershadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia. Wasiirka Tamarta dowladda Ukraine Herman Halushenko ayaa…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu kala diro Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee Puntland. Dhinacyo…