Ukraine oo Ruushka ku eedaysay in uu masaajid duqeeyay
Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in Ciidamada Ruushka ay duqeeymo ka geeysteen Masaajid ay magangelyo ahaan u…
Open this website in Safari first.
Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in Ciidamada Ruushka ay duqeeymo ka geeysteen Masaajid ay magangelyo ahaan u…
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koofur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka la qabanayo doorashada Todobo Kursi oo deegaan doorashoodu tahay magaalada Baydhabo. PUNTLAND…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo xalay ku kulmay Madaxtooyada Garoowe ayaa isfaham ka gaaray kuraasta Golaha Shacabka…
Musharrax Xildhibaan Xirsi Cabdi Oog oo u tartamaya Kursiga Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay #Hop198 ayaa ayaa socdaal u kuur-gelid ah ku…
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Kuulow oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ee aan weli la dhaarin ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee…
Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.…
Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sida wararku sheegayaan isku raacay in kuraasta Garbahaarrey loo wareejiyo magaalada Kismaayo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa ku muransan Kursiga Golaha Shacabka ee Hop#221 oo laga soo doorto…
Xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Boosaaso waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen saraakiishii kala duwanaa ee ku kala irdhoobay khilaafii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay…