Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo maanta dooranaya Guddoomiye cusub

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho. Guddi u xil-saaran qabashada Doorashadaas… Sii akhri

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo dib u hagaajinaya xiriirka labada dal

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Imaraadka Carabta,… Sii akhri

Wasiir Durraan oo ku laabtay Muqdisho, eedeyna u jeediyay Puntland

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa maanta dib ugu… Sii akhri

20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland 1998-2018

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by cph

Deegaanada Puntland (dhulka Uduga) ee Soomaaliya waxay soo mareen marxalado kala duwan, waxaana ku loolamay kooxo siyaasad ahaan isdiidan, ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Boqor Burhaan oo ku ballamay in si hoose loo xalliyo Arrinta PSF

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe Boosaaso u safro, si loo xalliyo Arrinta PSF.… Sii akhri

Sooyaalkii Taariikheed ee Puntland 1998-2021, fursadihii iyo caqabadihii soo maray

Posted on January 19, 2022January 19, 2022

Qaybta kowaad : Dhismihii Puntland, kaalintii isimada iyo aragtiyihii la isku khilaafay (1998) Sagaal sano ka dib burburkii dawladda Soomaaliyeed… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Sacuudiga

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Axmed Bin Maxamed… Sii akhri

Wasiir Durraan oo ka horyimid sida loo maamulay kursiga Hop166

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax ayaa sheegay in kursiga HOP166 ee Golaha Shacabka loo… Sii akhri

Maxaa Muuse Biixi la gudboon inuu xusuusnaado markuu Abiy Ahmed la kulmayo? Faallo

Posted on January 19, 2022January 19, 2022

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi wuxuu gaaray Addis Ababa, caasimadda Itoobiya. Waa booqasho ku soo beegantay xilli Geeska Afrika… Sii akhri

Puntland oo asteysay doorashada guddoonka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn

Posted on January 18, 2022January 18, 2022 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa asteysay doorashada guddoonka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close