Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay iyo Ecowas oo qiimeeynaya xaaladda Burkina Faso

Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona… Sii akhri

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Khadiijo Diiriye oo mar kale loo doortay xildhibaan

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by Desk

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa mar kale maanta loo doortay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya oo… Sii akhri

Puntland iyo Hay’adaha Caalamiga ah oo ka shiray Xaaladda Abaaraha

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shir ku saabsan abaaraha. Ujeedka shirka… Sii akhri

Mooshin ka socda Baarlamanka Puntland iyo kulan deg deg ah oo ay dalbadeen

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa Guddoonka ka dalbaday in Golaha la fariisiyo Kulan deg deg ah oo ku saabsan… Sii akhri

Qarax dad lagu dilay oo ka dhacay gudaha Kenya

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Lix qof ayaa geeriyootay kadib markii gaari rakaab ah oo ay la socdeen uu maanta burburiyey qarax intuu uu socday… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka tirsan Xukuumaddiisa. Dikreeto… Sii akhri

Lammaane xalay lagu dilay magaalada Laascaanood

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay nin iyo haweeney lammaane ah. Labada marxuum ayaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo u safray dalka Imaaraadka Carabta

Posted on January 30, 2022January 30, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay waddanka Imaaraadka Carabta. War… Sii akhri

African diplomats are live-streaming and making deliveries to China’s consumers

Posted on January 30, 2022January 30, 2022

Rwanda and Ethiopia are using creative marketing approaches to attract e-commerce users in China and increase their exports to the… Sii akhri

Rooble: Ma jiro musharrax gaar ah oo aan wato

Posted on January 30, 2022January 30, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caddeeyay in uusan  musharrax gaar ah u wadin doorashada madaxweynaha Soomaaliya.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close