Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Tababar ku saabsan Xuquuqda Insaanka oo lagu qabtay magaalada Garoowe

Hay’adda PMWDO ayaa tababar socday 4 cisho magaalada Garoowe ugu soo geba-gebaysay 40 qof oo laga soo xulay Xaafadaha iyo… Sii akhri

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by News Office

Kismaayo: Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe iyo safiirka UK ee Soomaaliya?

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Kismaayo ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster iyo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo gaaray degaan shalay Al-shabaab weerartay

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by News Office

Cutubyo kala duwan oo ka tirsan Ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta gaaray degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag halkaas oo shalay… Sii akhri

Rooble oo iska fogeeyay xoghayntiisa markuu la kulmay Maxamed bin Zayed

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo hadda booqasho ku jooga Imaaraadka Carabta, ayaa la kulmay Maxamed… Sii akhri

Musharaxii shalay Garoowe lagu dhaawacay oo saaka xildhibaan loo doortay

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by News Office

Maxamed Faarax Nuux (Maxamed Dheere) oo shalay dhaawac fudud ka soo gaaray weerar lagu qaaday ayaa saaka Garoowe loogu doortay… Sii akhri

Doorashada lix kursi oo Garoowe ka socota iyo cidda ku soo baxaysa

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by News Office

Doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Saaka ka socota magaalada Garoowe. Guddiga Hirgelinta Doorashada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Sheekh Maxamed Bin Saayid

Posted on February 2, 2022February 2, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay… Sii akhri

Xubin u sharraxan doorashada Golaha Shacabka oo Garoowe lagu dhaawacay

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Maxamed Faarax Nuux oo u sharraxan kursiga Hop#192 ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaawac fudud ka soo… Sii akhri

Puntland oo xukuntay shabakad ku eedaysan falal Argagixiso

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland, ayaa xukuntay shabakad ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Shabakadda oo… Sii akhri

Puntland: War wanaagsan ayaan ka soo saaraynaa arrinta Gaaska cuntada

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi oo qoraal kooban la wadaagay dadweynaha ayaa shaaciyay in dowladdu war ka soo saari… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close