Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Galmudug oo shaacisay kuraasta Degaan Doorashada labaad ee Gaalkacyo

 Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah kuraasta lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo. Qoraal ay… Sii akhri

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Gavin Williamson oo yimid Hargeysa, lana kulmay Muuse Biixi

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by Desk

Magaalada Hargeysa waxaa maanta yimid wafdi uu hoggaaminayay Gavin Williamson oo dhowaan su’aalo ka soo jeediyay baarlamaanka Biritayn, isagoo u… Sii akhri

Taliye ku dhintay dagaal ka dhacay Beledweyne

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by Desk

Taliyihii saldhiga Booliska Beledweyne Maxamed Xuseen Maxamuud (Duurdage) ayaa ku dhintay dagaal dhexmartay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Taliyaha… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay weeraro toos ah ku bilowday Muqdisho

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Al-shabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir oo lagu magacaabo Muuse Cabdi Carraale ayaa sheegay in Al-shabaab bilowday weeraro toos ah… Sii akhri

Hay’adda UNICEF oo digniin ka soo saartay khataro ka dhalan kara abaarta ka jirta Soomaaliya

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Warbixin ay soo saartay hay’adda UNICEF ayaa looga digay khataro ka dhalan kara abaaro daran oo ay wajahayaan dalalka Soomaliya,Kenya… Sii akhri

Doorashada kuraasta Banaadiriga oo la shaaciyay

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Guddiga Maamulka doorashooyinka Xildhibaanada Banaadiriga ayaa xalay shaaciyay Jadwalka doorashada shanta (5) kursi ee Banaadirigu ku leeyihiin Golaha Shacabka Baarlamaana… Sii akhri

Puntland: Loollanka kursiga Hop#169 ee laga soo doorto degmada Dhahar

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay dhammaan 16-ka kursi ee lagu dooranayo Boosaaso. Weli lama dhejin… Sii akhri

Puntland oo awaamiir ka soo saartay wadista noocyada kala duwan ee gaadiidka

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Dowladda Puntland ayaa awaamiir ka soo saartay wadista noocyada kala duwan ee gaadiidka, oo ay ku jirto mooto bajaajta. Taliyaha… Sii akhri

Puntland oo shaacisay Kuraasta Degaan doorashada labaad ee Boosaaso

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa Saaka shaaciyay dhammaan 16-ka kursi ee Golaha Shacabka oo lagu qabanayo magaalada Boosaaso ee… Sii akhri

Qaybta Todobaad: Fursadihii iyo Caqabadihii Dawladdii Cabdiweli Gaas (2014-2018)

Posted on February 16, 2022February 16, 2022

Taxanaheenii asbuucii hore waxaynu kaga soo hadalnay arrimo ku saabsan dhismihii dawladdii Cabdiraxmaan Faroole iyo qaabkay ahayd, wasaaradihii uu soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close