Xarunta Baarlamanka Soomaaliya ku shiraan ee Villa Hargeysa oo amni-darro looga cararay
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaki weyn laga qabo xaalad amni-darro oo ka jirta Xarunta ay ku shiraan Golaha…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaki weyn laga qabo xaalad amni-darro oo ka jirta Xarunta ay ku shiraan Golaha…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu wadaa in uu maanta shir gaar ah la yeesho Agaasimaha iyo…
Kursi kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Jowhar ee Hirshabeelle. Kursigaas oo tirsigiisu…
During 1990s I listened with interest to reports that Harun Maruf had faxed from Mogadishu to BBC World Service. He joined the…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa caawa Muqdisho kula kulmay taliyeyaashii hore ee ciidammada kala…
Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka heer Federaal ayaa sharci-darro ku tilmaamay doorashooyinka is barbar soda (Parallel election) ee Garbahaarrey iyo Ceelwaaq. Qoraal ka…
Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhegeysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta…
Qaar ka mid ah xildhibaannada laga soo doortay Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda federaalka ayaa caawa lagu weeraray maqaayad…
Madaxweyne Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxba kama jiraan ku tilmaamay Doorashada ka socota degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wareegtada Farmaajo…
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga heer Jubaland ee SEIT iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka…