Puntland oo guddi baaris u saaraysa dhacdadii Gaalkacyo
Xukuumadda Puntland ayaa sida ay sheegtay guddi baaritaan u saarraysa dhacdadii khasaaraha sababtay ee xalay ka dhacday Gaalkacyo. Qoraal ka soo baxay…
Open this website in Safari first.
Xukuumadda Puntland ayaa sida ay sheegtay guddi baaritaan u saarraysa dhacdadii khasaaraha sababtay ee xalay ka dhacday Gaalkacyo. Qoraal ka soo baxay…
Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal Muuse Geelle Faroole ayaa maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Degmada Ceelwaaq…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa war ka soo saaray iska hor-imaad khasaare gaystay oo caawa ka dhacay Gaalkacyo.…
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa iska hor-imaad fiidnimadii Caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Iska hor-imaadka ayaa sida…
Iska hor-imaad hubaysan ayaa fiidnimadii caawa magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Ciidamo waardiye ka hayay guriga…
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray Wasiirka Batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed si wax looga weydiiyo…
Urur Siyaasadeedka Mideeye ayaa taageeray Qoraalkii xalay ka soo baxay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash kaas oo uu ku sheegay…
Saraakiisha Milateriga dowladda Ruushka ayaa laga soo xigtay in ay markii u horraysay tijaabiyeen gantaal cusub oo qaaradaha isaga kala gudba. Hubkaas…
Ramadaan Kariim Bulsho waynta Reer Puntland, Eebe haynaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee bishan barakaysan. Anigoo garowsan ahmiyadda ay leedahay u hoggaansamidda Dastuurka…
Xildhibaan Sareedo Mohamed Abdalla ayaa ku guuleysatay doorashada ku celiska aheyd ee kursiga Hop154, kaddib markii ay u tanaasushay Nasteexo Maxamed Yuusuf…