Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ruushka oo u hanjabay jiritaanka dalnimo ee Ukraine

Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa u hanjabay jiritaanka dalnimo ee Ukraine xilli duulaanka ciidamadiisa ay ka wadaan dalka deriska… Sii akhri

Posted on March 6, 2022March 6, 2022 by News Office

Khilaaf ku salaysan Kursiga Hop#029 oo ka dhex aloosan Siciid Deni iyo Xasan Abgaal

Posted on March 6, 2022March 6, 2022 by News Office

Khilaaf ku salaysan kursiga Golaha Shacabka Hop#029 ee Beesha Ciise Maxamuud ayaa sida la xaqiijiyay ka dhex aloosan Madaxweynaha Puntland,… Sii akhri

Guudlaawe oo xalay la kulmay musharixiin doonaya kuraas xildhibaano

Posted on March 6, 2022March 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Yuusuf Axmed Hagar ayaa xalay kulan la qaatay musharaxiinta… Sii akhri

Muuse Biixi: “Shiinuhu nooma yeerin karo cidda aanu la xiriirayno”

Posted on March 5, 2022March 5, 2022 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aysan cidna kala tashanayn cidda ay la yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed. Muuse Biixi… Sii akhri

16 Xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Boosaaso

Posted on March 5, 2022March 5, 2022 by News Office

16 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Qatar

Posted on March 5, 2022March 5, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Sida lagu sheegay… Sii akhri

Guddigii qiimaynta deegaan doorashada Garbahaarrey oo war soo saaray

Posted on March 5, 2022March 5, 2022 by News Office

Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo… Sii akhri

Ruushka oo xabbad joojin ka hirgeliyay magaalooyinka go’doonsan ee Ukraine

Posted on March 5, 2022March 5, 2022 by News Office

Wasaaradda difaaca ee Russia ayaa ku dhawaaqday in ay xabbad joojin ka sameysay magaalooyinka go’doonsan ee Ukraine si shacabka uga… Sii akhri

Akhriso: Dhammaan magacyada dadka ku soo baxaya kuraasta Boosaaso iyo malxiisyadooda

Posted on March 4, 2022March 4, 2022 by News Office

Doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Boosaaso taal ayaa lagu wadaa in la qabto Sabtida iyo Axadda Todobaadkan. Guddiga hirgelinta doorashada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kala qaybiyay PSF, dibna u magacaabay Maxamuud Diyaano

Posted on March 4, 2022March 4, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa labo hay’adood u qaybiyay PSF, isagoo u kala magacaabay Maxamuud Diyaano iyo Aamiin Xaaji… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close