Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Boosaaso kulan kula qaatay saraakiisha kala duwan ee ciidamada amniga Puntland. Kulanka waxaa… Sii akhri

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by Desk

Saleebaan Cali Koore oo loo diiday Dalkugalka Maraykanka

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by cph

Hargeysa (Wararka PP) — Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayay safaaradda Maraykanka ee fadhigeedu yahay Muqdisho… Sii akhri

There Is a Path to Peace in Tigray

Posted on March 7, 2022March 7, 2022

Ethiopia can end its civil war by upholding its constitution. In the eyes of the people of Tigray, there is… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Nugaal

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by News Office

Inta la xaqiijiyay afar askari ayaa ku dhintay Todoba kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu shil galay gaari ka… Sii akhri

Odoroska Roobabka Gu’ga ee la filayo in ay ka curtaan Puntland

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by News Office

Baahinta Xogta Filashada roobabka Gu’ga ee ka imaanaysa urur goboleedka IGAD xarunteeda saadaasha cimillada ee (ICPAC) laguna soo sooray madasha… Sii akhri

Ibbi oo Madaxweyne Farmaajo Ku Eedeeyey Inuu Is-hortaagay Xildhibaannimadiisii

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Cabdiraxmaan Aadan Ibbi oo ahaa Xildhibaan hore ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu is-hortaagay in dib… Sii akhri

Doorashadii ugu adkayd Golaha Shacabka oo ka dhacday Gaalkacyo

Posted on March 7, 2022March 7, 2022 by Desk

Qaali Cali Shire ayaa ku soo baxday kursiga Hop#060, ka dib doorasho adag oo tartan furan ahayd oo caawa ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo kulan yeeshay

Posted on March 6, 2022March 6, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la yeeshay Amiirka dalka dalka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad… Sii akhri

Amxaarada oo xustay gurmadkii Kuuba u fidisay Mengistu 1978kii

Posted on March 6, 2022March 6, 2022 by cph

Addis Ababa (Wararka PP) — Gumeysiga Madow ee Amxaarada ayaa Addis Ababa ku xusay wax ay ku tilmaameen “Guushii Kaaraamardha”.… Sii akhri

Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ka hadlay is hor-taag lagu sameeyay

Posted on March 6, 2022March 6, 2022 by News Office

Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa ka hadlay is hor istaag saaka lagu sameeyay safar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close