Maraykanka oo war ka soo saaray weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhiga Ceel Baraf
Dawladda Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhiga Ceel-baraf oo ay deganaayeen ciidamada Burundi ee tirsan… Sii akhri
Dawladda Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhiga Ceel-baraf oo ay deganaayeen ciidamada Burundi ee tirsan… Sii akhri
Kolonyo ka socda Qaramada Midoobay ayaa ku howlan sidii loo daadgureyn lahaa dad badan oo ku xayiran magaalada Mariupol oo… Sii akhri
Xildhibaannada iyo Senatarrada cusub ee Soomaaliya ayaa la daalaadhacaya jeeb cuncun ba’an oo ka dillaacay labada aqal. Toban maalmood ayaa… Sii akhri
Guddiga qaban-qaabada ayaa shaaciyay in 15-ka bishan May la qabanayo doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa kulan… Sii akhri
Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa mar labaad ku soo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#141 ee Golaha… Sii akhri
Kulan ay maanta yeesheen gudiga isku dhafka ee doorashada madaxweynaha soomaaliya ayay ku doorteen gudoomiyaha gudigaas. Seontor Cabdiqani Geelle ayaa… Sii akhri
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in uu xilalkii ka qaaday Wasiiradda… Sii akhri
Guddoomiyeyaasha labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha, kuwaas oo ka kooban 17… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqday dekedda iyo garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Boosaaso. Madaxweyne ku… Sii akhri
Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay weerarkii shalay Al-shabaab ku qaadday Saldhiga Ciidamada Midowga Midowga Afrika ee Degaanka Ceel Baraf oo ka… Sii akhri