Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hay’adda Human Rights Watch oo baaq u jeedisay dowladda Iran

Dowladda Iran ayaa xirtay ku dhawaad 40 macallin oo dalka oo dhan laga soo qabqabtay ilaa 1dii bisha May, sida… Sii akhri

Posted on May 8, 2022May 8, 2022 by News Office

Maxuu yahay habraaca diiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya?

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by Desk

Guddiga isku-dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca diiwaangelinta musharaxiinta. Habraaca diiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ka… Sii akhri

Madaxweynaha Ukraine oo ka hadlay Ciidamada ku go’doonsan Mariupol

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ay socdaan dadaallo diblumaasiyadeed oo lagu badbaadinayo dagaalyahannada ku go’doonsan warshadda birta ee… Sii akhri

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka dalka imaaraadka ee Soomaaliya

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed… Sii akhri

Cabdixakiin Dhooba-daareed oo si adag uga digay shirqool uu sheegay in ay wado Somaliland

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa si adag uga digay shir la sheegay in uu ka dhacayo magaalada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo codsi u dirtay hay’adda lacagta adduunka ee IMF

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmiya uga codsatay hay’adda lacagta adduunka ee IMF in ay dib u dhigto barnaamijka ay dib… Sii akhri

Isbaheysiga Sacuudiga oo sii daayay 163 maxbuus oo ka tirsan Xuutiyiinta Yemen

Posted on May 7, 2022May 7, 2022 by News Office

Isbaheysiga Sacuudiga ee ka dagaallama dalka Yemen ayaa xabsiga ka sii daayay 163 maxbuus oo ka tirsan Xuutiyiinta Yemen. Sii… Sii akhri

Sidee u fashilmay heshiiskii qashin-qubka ee dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud?

Posted on May 6, 2022May 6, 2022 by cph

Muqdisho ( Wararka PP) — Sanadkii 2016kii waxaa soo shaacbaxay qorshe ay Dowladda  Faderaalka Soomaaliya heshiis kula saxiixan rabtay Chinook Urban Mining… Sii akhri

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wadahadlay iskaashiga warbaahinta

Posted on May 6, 2022May 6, 2022 by Desk

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Senator Cismaan Abokar Dubbe ayaa magaaladda Addis Ababa kula kulmay Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Itoobiya… Sii akhri

Qaramada M oo ka digtay halis macluul oo ay wajahayaan dadka Bariga Afrika

Posted on May 6, 2022May 6, 2022 by News Office

ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha bini’aadantinimada iyo isku duwaha gargaarka degdega ah, Martin Griffiths, ayaa ka digay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close