Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii u danbeeyay ee Kulamada Baarlamanka Soomaaliya

Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si kala gaar ah u yeelanaya kulamo lagu dhisayo guddiga doorashada madaxweynaha… Sii akhri

Posted on May 4, 2022May 4, 2022 by News Office

Midowga Afrika oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ku qaadday Saldhiga Ceel Baraf

Posted on May 4, 2022May 4, 2022 by News Office

Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday saldhig ay leeyiiin ciidamada Burundi ee ka tirsan Hawgalka ATMIS, kaas… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer soo saaray

Posted on May 3, 2022May 3, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer uu soo saaray ku joojiyey dhammaan go’aammada ku saabsan isbeddelada maamul… Sii akhri

Khudbaddii Ciidul-fidriga ee Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland

Posted on May 3, 2022May 3, 2022

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan khudbaddii uu ka jeediyay goob laysugu soo baxay oogidda Ciidul-fidriga magaaladda Bosaaso ayuu… Sii akhri

Aadan Madoobe oo la shiray taliyayaasha ciidammada qaranka

Posted on May 3, 2022May 3, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur ayaa maanta Muqdisho kula shiray taliyayaasha Xoogga Dalka, Booliska iyo… Sii akhri

Hawlgalka ATMIS oo Ciidamada Soomaaliya ku wareejiyay Hub laga furtay Al-shabaab

Posted on May 3, 2022May 3, 2022 by News Office

 Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa hub laga furtay Al-shabaab waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Hubkan oo… Sii akhri

Tallaabo uu qaaday Maxamed Abukar Islow oo xiisad ka abuurtay magaalada Jowhar

Posted on May 3, 2022May 3, 2022 by News Office

Xiisad siyaasadeed ayaa maanta ka aloosan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Xiisaddaas ayaa sida wararku sheegayaan la xiriirta… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo sheegtay in weli suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wajahayaan halis dhinacyo badan

Posted on May 3, 2022May 3, 2022 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya ay weli wajahayaan xaalad halis ah oo dhinacyo badan. Qoraal ka… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegay in ay 59 askari ku dileen weerar ka dhacay degaanka Ceel-baraf

Posted on May 3, 2022May 3, 2022 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa war ka soo saaray weerar khasaare badan dhaliyay kaas oo subaxnimadii hore ee ay saaka ka fuliyeen… Sii akhri

Will Somalia Parliament honour “agreed electoral modalities” on Gedo?

Posted on May 2, 2022May 2, 2022 by cph

Mogadishu (PP Report ) — One of the challenging tasks awaiting the new parliament of Somalia is the Gedo electoral… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close