Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasaaradda Hawlaha Guud ee Puntland oo jebisay sharciga nootaayada

Garoowe (Wararka PP) — Dhowr toddobaad kaddib markii Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Puntland ay si sharcidarro ah ugu… Sii akhri

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by cph

Wadahadaladii doorashada Somaliland oo fashilmay

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by Desk

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa sheegay in ay burbureen wadahadaladii khilaafka doorashada ee la doonayay in lagu dhexdhexaadiyo Madaxweyne Muuse Biixi… Sii akhri

Xasan Abgaal: Khasnadda dowladda kama bixin lacagtii ku baxday doorashada Soomaaliya

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi (Abgaal) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in khasnadda dowladda laga… Sii akhri

Shil xooggan oo ka dhacay Gobolka Bari

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by News Office

Shil xooggan ayaa xalay ka dhacay laamiga u dhexeeya degaannada Laasa-dawaco iyo Carta oo ka tirsan degmada Carmo ee Gobolka… Sii akhri

Wasiir Gallan oo sheegay in dad loo hayo dilalkii u danbeeyay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by News Office

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu hayo dad ku eedaysan dilalkii u danbeeyay ee ka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Madaxda Wasaaradda Maaliyadda

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu maanta la xisaabtamo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo uu hoggaaminayo Wasiir… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo diiday dalab ka yimid Xeer Ilaalinta

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa jawaab ka bixiyay warqad ka timid Xeer Ilaalinta Puntland, oo ku saabsan xildhibaanno… Sii akhri

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Gurmadka Abaaraha

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafti ka socda Beesha Caalamka… Sii akhri

Isimada Widhwidh ku shiraya waa inay xaqa u hiilliyaan

Posted on July 18, 2022July 18, 2022

Laascaanood (Ra’yi) — Waxaan akhriyay war ku saabsan shir uu Garaad Maxamed Abshir Garaad Saalax ku baaqay inuu ku qabsoomo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay diyaarad ku burburtay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Mid kamid ah diyaaradaha Shirka Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close