Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo ku celisay in dhaqaale loo waayay sixidda Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare

Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, gaar ahaan dugsiyada sare ayaa weli dhaqaale la’aan loo sixi la’ yahay, sida uu ku… Sii akhri

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Komaandooska Soomaaliya oo hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Komaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal sare iyo malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab. Hawlgalkaas oo laga… Sii akhri

Taliyaha cusub ee Saldhiga bartamaha Caasimadda Garoowe oo xilka la wareegay

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Maanta la xisaabtamaya Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Hay’adda PHA

Posted on July 18, 2022July 18, 2022 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa Maanta la xisaabtamaya Madaxda Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan Mas’uuliyiinta Hay’adda Waddooyinka Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu u baahan yahay taladii Cali Mahdi u baahnaa 1991kii

Posted on July 17, 2022September 10, 2022 by cph

Qarannimada oo la hor istaago ama lagu ciyaaro waxaa laga dheefaa guuldarrooyin wadareed Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud muddo-xileedkiisan wuxuu kaga… Sii akhri

Qarax xoogan oo ka dhacay Jowhar iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhaawacmay

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by Desk

Qarax loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax ayaa maanta ka dhacay hotel Nuur Doob… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowdda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir… Sii akhri

Puntland oo dad degaan ah u aqoonsatay shacabka ka soo bara-kacay Koonfurta Soomaaliya

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa dad degaan ah u aqoonsatay shacabka Soomaaliyeed ee ka soo bara-kacay bartamaha iyo koonfurta Soomaliya. Wasiirka arrimaha… Sii akhri

Xiriirka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo sii xumaanaya muddooyinkii danbe

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by News Office

Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa sii xumaanaya muddooyinkii u danbeeyay sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoonyahay. Doorashadii Soomaaliya kadib… Sii akhri

Madaxda Wasaaradda Degaanka Puntland oo maanta Baarlamanku su’aalo ka weydiinayo Kiiska Geed-quwaaxa

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa lagu wadaa in ay saaka hortagaan Baarlamanka. Wasiirka Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close