Safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Puntland oo dhicisoobay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan caasimadda Garoowe ayaa lagu wadaa in uu Isniinta berriya dib ugu laabto magaalada Muqdisho…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan caasimadda Garoowe ayaa lagu wadaa in uu Isniinta berriya dib ugu laabto magaalada Muqdisho…
Ilaa 20 qof ayaa ku dhintay tiro oo intaas ka badana waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed shalay ka dhacay deegaan hoostaga tuulada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo diyaariyay in uu la kulmo dad la soo xulay oo ka tirsan bulshada Rayidka iyo…
Rivers across the globe are disappearing. From the US to Italy to China, waters have receded, leaving nothing but barren banks of silt…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday qaar kamid ah xarumaha dowladda Puntland ee…
Ururka Al-shabaab ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Kenya, William Ruto in uu Ciidamada dalkiisa ka saaro gudaha Soomaaliya. Qoraal dheer oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa doonaya in laga gudbo qodobada adag ee caqabadda ku noqday wada-hadalka Puntland iyo Villa Somalia uga socda Garoowe…
Inkastoo kulamadii u danbeeyay ee Garoowe uga socday Siciid Deni iyo Xasan Sheekh aysan cidna ku wehelin, islamarkaana aysan wax horumar ah…
Wefdi ka socda Golayaasha kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, sida ay xaqiijinayaan warar…