Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Guddiga diiwaangelinta ururada Siyaasadda

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland. Guddiga ayaa Madaxweynaha… Sii akhri

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by News Office

Ergeyga Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Soomaaliya dhambaal gaarsiiyay Ururka Iskaashiga Islaamka

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by News Office

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal… Sii akhri

Markab sarreen ka qaaday dalka Ukraine oo la filayo in uu gaaro waddanka Djibouti

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by News Office

Markab u kiraysan Qaramada Midoobay oo sida in ka badan 23,000 oo metric ton oo sarreen ah ayaa ka soo… Sii akhri

Marxuum Gen. Baduugaaye oo aas qaran loogu sameeyay Garoowe

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay aas qaran oo Garoowe loogu sameeyay Xildhibaan hore Gen. Cabdicasiis Siciid Maxamuud.… Sii akhri

Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdisalaan Cumar Hadliye ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Dalladda… Sii akhri

Faahfaahinta dil xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay nin tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Dabley hubaysan… Sii akhri

Xildhibaan hore Baduugaaye oo geeriyooday

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by Desk

Gen. Cabdicasiis Siciid Gacamey (Baduugaaye) oo xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland ayaa goordhaweyd ku geeriyooday magaalada Garoowe. Geerida… Sii akhri

Ninkii dhaawacay Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by News Office

Booliska waddanka Mareykanka ayaa shaaciyay in ay aqoonsadeen ninkii galbeedka New York ku weerayay Salmaan Rushdi islamarkaana dhaawaca daran gaarsiiyay.… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xilka la wareegay

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by Desk

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta xilka kala… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo joojiyay iibinta buugta dugsiyada sare Puntland

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close