Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mas’uuliyiinta Soomaaliya oo bilaabay qaybinta cunto iyo gargaar ka yimid Imaaraadka Carabta

Markab laga leeyahay waddanka Imaaraatiga Carbeed oo sida in ka badan 1,000 Tan oo cunto iyo gargaar ah ayaa gaaray… Sii akhri

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by News Office

Dowladda Iran oo dammaanad ku xirtay dhaqan-gelinta heshiiskii hubka Nukliyeerka

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta waddanka Iran ayaa sheegay in ay aqbalayaan hindisaha Midawga Yurub ee ah in dib loo dhaqangeliyo heshiiskii laga gaaray… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq nabadeed ka soo saaray rabshadihii ka dhacay Somaliland

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku saabsan rabshadihii ka dhacay Somaliland.  Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Qoraagii ku caan-baxay Islaam Necaybka ee Salman Rushdie oo lagu dhaawacay Magaalada New York

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by News Office

Salman Rushdie, oo ah qoraa u dhashay dalka Hindiya, isla markaana ka dambeeyay daabacaadda buug lagu aflagaadeynayay Islaamka ayaa lagu… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xisaadda siyaasadeed ee Somaliland

Posted on August 12, 2022August 12, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa diray baaq la xiriira xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Somaliland. Ra’iisul… Sii akhri

Roobab ka da’ay dalka Yemen oo ay ku dhinteen in ka badan 38

Posted on August 12, 2022August 12, 2022 by News Office

Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Koonfurta Galbeed ee waddanka Yemen iyo caasimadda Sanca ayaa keenay daadad xooggan oo sababay… Sii akhri

Muuse Biixi: Cirro, Sri Lanka buu filim ka daawaday

Posted on August 12, 2022August 12, 2022 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadal dheer jeediyay ayaa ka hadlay mudaharaadyadii khamiistii gilgilay magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo.… Sii akhri

Hay’adaha Sama-falka oo ku baaqay  in wax loo qabto dadka ku barakacay abaaraha Soomaaliya

Posted on August 12, 2022August 12, 2022 by News Office

Abaarta ba’an ee ka jirta Soomaaliya ayaa gaartay heer aan hore loo arag, taasoo keentay in hal milyan oo qof… Sii akhri

Donald Trump oo diiday in uu ka jawaabo su’aalo laga weydiiyay Ganacsigiisa

Posted on August 11, 2022August 11, 2022 by News Office

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii diiday inuu ka jawaabo su’aalo la xiriira baaritaan madani ah oo lagu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Posted on August 11, 2022August 11, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close