Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland oo la wareegay mashiin lagu baaro dadka cabsan

Taliska qaybta gobolka Mudug ayaa Maamulka Dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo kala wareegay agab ka kooban Mashiin sheega qofka cabsan… Sii akhri

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by News Office

Maraykanka oo cunaqabatayn ku soo rogtay mas’uuliyiin ka tirsan Liberia oo ku eedaysan musuq

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by News Office

Waaxda Maaliyadda dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay saddex mas’uul oo ka tirsan Liberia. Mas’uuliyiintas oo uu ku jiro… Sii akhri

Ciidamada Galmudug oo hawgal qorshaysan ka fuliyay duleedka degmada Ceelbuur

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by News Office

Wararka ka imanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Galmudug ay hawgal qorshaysan ku qaadeen… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir weynaha horumarinta caafimaadka Afrika

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa dalka Tansaaniya kaga qeyb galay shir… Sii akhri

Saadaq Joon oo loo soo celiyay darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Saadaq Cumar Mohamed (Saadaq Joon) darajooyinkii… Sii akhri

Farmaajo, Laftagareen iyo Qoorqoor oo u hambalyeeyay Ruto

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto. “Waxaan dhambaal hambalyo u… Sii akhri

William Ruto oo ku guuleystay Madaxweynaha Kenya

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by Desk

Guddiga doorashada Kenya ee IEBC ayaa xarunta Bomas ee magaalada Nairobi kaga dhawaaqay in doorashadii madaxtinimada Kenya ee dhacday todobaadkii… Sii akhri

Madbacadda Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo xirantay

Posted on August 15, 2022August 16, 2022 by Desk

Madbacadda Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ahayd waax wasaaradda u qaabilsan howlaha daabacaadda ayaa afartii (4) sano ee la soo dhaafay… Sii akhri

Puntland oo qiima dhimis ku samaysay buugaagta Manhajka dugsiyada sare

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo sheegay in Galmudug u baahan tahay xasilooni siyaasadeed iyo mid amni

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in dadka Reer Galmudug ay u baahan yihiin xasooni siyaasadeed iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close